Kalluumeysatada Xeebaha Kismaayo oo looga digay in ay galaan Badda xilliyada dabeeylaha

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda kallumeysiga iyo khayraadka Badda Jubbaland ayaa guud ahaan Kallumaysatada uga digay inay galaan Badda wakhtigan oo Bad xiran lagu jiro.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warkaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here