Kalluumeysatada oo looga digay in Kalluumeysi tagaan Xiliyada Dabeylaha

0
327

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Khuburo ku xeel dheer arimaha Badda ayaa Kalluumeysatada uga digay in ay u Kalluumeysi tagaan Badda xiliyada ay kacsantahay.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here