Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xiligaan oo kale Kalluumeysatada waxay u yaqaanaan Bad xiran ama Kuusi,waana xilli ay Badda kacsantahah oo dabeeylo xooggan ay ka jiraan Badweynta Hindiya.
Qaar ka mid ah dadka ka ganacsada Kalluunka ee Suuqa Kismaayo,ayaa ka hadlay saameynta ay kala kulmeen,iyagoona codsi u dirsaday Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Jubbaland.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.