Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kalluumeysiga webiga waa mid ka mid ah shaqooyinka ay dad badan ku tiirsan yihiin, gaar ahaan bulshooyinka ku nool hareeraha webiyada.
Waana shaqo muhiim ah oo laga helo cunto, dakhli iyo shaqo-abuur ayna dhalinyaro badan ku tiirsan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.