Kalluumeysatada deegaanka Goobweyn oo sheegay in aysan heysan agab ay ku kalluumeystaan

0
172

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo oo ah deegaan Qadiimi ah ayaa waxaa ku nool Qoysas badan oo ay nolashooda ku tiirsantahay wax soo saarka   Beeraha,Kalluumeysiga iyo Xoolaha.

Waxaa qaar ka mid ah Kalluumeysatada deegaankla oo la hadlay Idaacadda Waamo ay sheegeen in aysan heysan agabka wax lagu soo Jallaabto sida Doomaha Iyo Shabaagta.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here