Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn ee dhaca waqooyiga Magaalada ksiamayo oo ah Deegaan Qadiimi ah waxaa kuCnool qoysas badan oo ay nolashooda ku tiirsantahay wax soo saarka beeraha iyo kaluumeysiga iyo xoolaha ayaa waxaa qaar kamdi ah kaluumeysatada Deegaankla oo lahadlay Idaacada waamo ay shegeen in aysan heysan Agabka wax lagu soo Jalaabto sida Doomaha Iyo Shabaagta.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.