Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Fuuma Baajuni oo kamida degaan Xebeedyada Gobalka Jubada Hoosi kaas oo ay dadka Kunool Nolashoodu 95% ku tiirsantahay Kaluumaysiga ayaa wajahaya xaalad adag oo dhanka Nolasha ah Madaama Lagu guda Jiro xili bad-xiran.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.