Kalluunkii la keeni jiray Suuqa Kismaayo oo yaraaday

0
52

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa yaraaday kullunkii la keeni jiray Suuqdayada Kalluunka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose taas oo ay sababtay dabeeylo xoogan oo xiligaan ka jira badwaynta Hindiya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here