Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadda furitaanka Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Guddoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada Dowladda Goboleedka Hirshabeelle iyo Wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ka socday.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.