Kaamka Halgan 1 oo Dowladda iyo Hay’adaha ka codsaday in loo dhiso Musqulo

0
50
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku yaalo kaamam badan oo barkacayaal ah waxaa ayna isku jiraan qaar wadanka Kenya qaxooti ku ahaa oo hataan dib ugu soo laabtay dalkooda, iyo kuwo gudaha dalka barakacay.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here