Kaamka Farxaan-2 oo ka mid kaamamka ku yaalla magaalada kismaayo oo ka codsaday Hay’adaha iyo Dowlada in dib u dajin loo sameeyo

0
290

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka Farxaan-2 ee magaalada Kismaayo ayaa  waxaa ku nool Qoysas dan yar ah oo ay tiradooda gaareeyso ku dhawaad labo baqol oo Qoys,kuwaasoo ka soo barakacaya deganaanada ku dhow degmada Kismaayo iyo Qoysas barakacayaal ah oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here