Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar Ka mid ah wasaaraddaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay Bulshada ku nool deegaanka Luglow garsiiyay deeq Raashin ah oo loogu talo-galay dadka ay aabarahu saameyeen.
Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.