Jubbaland oo war ka soo saartay Ilaalinta Deegaanka

0
14
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhirtu waxaay faa’iidooyin kala duwan u leedahay deegaanka waxaayna ka hortagtaa xaalufka iyo Nabaad guurka ku dhaca deegaanka Marka dhirta la jaro.
Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland Caydiid Sulaymaan Xaaji oo ka hadlayay faa’iidada dhirta ayaa bulshada reer Jubbaland ugu baaqay in dhirta ay ilaaliyaan oo aan la Jarin.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here