Jubbaland oo tababar u qabaneyso macalimiinta la qaatay

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhawaan ayay ahayd markii Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Fedaralka Soomaaliya ay qaadatay ilaa 3,000 oo macalimiin kuwaas oo barayaal ka noqon doona dugsiyada waxbarasho ee dalka.

Macalimiinta laga qaatay Jubbaland ayaa waxaa tababaraysa Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayagoona tababarka kadib ka howlgali doona dugsiyada Waxbarasho ee deegaanada iyo degmooyinka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here