Jubbaland oo soo xogtay amarro cusub oo lagu xakameynaayo faafidda Covid-19

0
260

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa korartay tirada dadka u dhimanaya xanuunka Covid-19 gudaha magaalada Kismaayo,sida aan ka soo xiganay wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo xogtaan lawadaagtay Idaacadda Waamo,waxaana jirto Amarro cusub oo ay soo rogtay Dowlad Goboleedka Jubbaland,kaas oo lagu xakameynaayo faafidda halista Covid-19.

Iidle Adan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here