Jubbaland oo soo saartay sharci looga hortagayo wasakheynta Deegaanka

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay xeer looga hortagaayo wasakheynta deegaanka kaas oo qabanaya cid kasta oo wasaq ku shubta goobaha aan munaasabka ahayn sida xeebaha, jidadka iyo meelaha kale ee aan loogu tala galin in qashinka lagu shubo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here