Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa wado qorshayaal lagu xoojinayo taageerada iyo ilaalinta dadka la kulma tacaddiyada ku saleysan jinsiga, iyadoo mudnaan gaar ah la siinayo haweenka iyo carruurta ay dhibaatadu saameyso.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.