Jubbaland oo laga hirgaliyay Barnaamij Online ah oo lagula soconayo mashaariicda la fuliyo

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa hirgalisay Barnaamij Online ah oo lagula sooconayo mashaariicda laga fuliyo Jubaland, Hay’adahana u fududaynaaya in ay iska diiwaan galiyaan.

Nidaamkan cusub e ay Wasaaraddu soo kordhisay ayaa looga golleeyahay isla xisaabtanka iyo dabagalka mashariicda laga fuliyo Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here