Gudomiyaha Barlamanka Jubbaland ayaa Gudiga Gollaha Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay howla shaqo u joogay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ku wareejiyay Xafis ay ku shaqeeynn doonaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.