Jubbaland oo isku shaandheyn ku sameeysay Maamulada Iskuulada Kismaayo

0
65
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubaland  ayaa isku shaandhayn iyo Magacaabis ku sameysay qaar kamid ah iskuulada Waxbarasho ee ku yaalo degmada Kismaayo, isku shaandhayn iyo Magacaabis ayey Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland uga go`leedahay sare uqaadida Waxbarashada ardayda degmada Kismaayo.
Awke Ali Awke Ali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here