Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Dowlada Jubbaland ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah gudiga culimada ee la shaqeeya Wasaarada.
Kulanka ayaa looga hadalay sidii loo hubin lahaa xoolaha la qalayo maalmaha ciida Carafo ee udxiyada in ay yihiin kuwo sharciga islaamka waa faqsan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.