Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland Axmed Faarax Cali Aweys oo aan ku marti qaaday Barnaamijka Waxbarshada ee ka baxa Iddacaada Waamo ayaa waxuu iga warbixiyay wax ay ka qabteen hormarinta farsamada gacanta ee dowlada Goboleedka Jubbaland iyo qorshayaasha uga dajisan hormarinta Adeegyada farsamada gacanta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixitaan inooga diyaariyay.