Jubbaland oo Hay’adaha Samafalka ugu baaqday in ay dhiira-galiyaan tacbashada Beeraha

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Jubbaland oo qani ku ah wax soo saarka isla markaana ay maraan wabiyo ayaa waxa sii yaraanaya wax soo saarka beeraha sabab la xiriira wacyiga bulshada ee dhanka beerashada oo hooseysa.

Hoos udhaca wax soo saarka Beeraha Jubbaland ayaa la sheegay inay qayb ka yihiin Hay’adaha qaar oo bixiya mucaawinooyin, waxyaabaha dibada laga soo dhoofiyo oo sii badanaya iyo cimilada is babadalaysa oo saameyn weyn ku ah dalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here