Jubbaland oo Haweenka siineyso Fursad ay uga qeyb galaan Siyaasadda

0
23

Kiamaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland, oo ka duuleysa sare u qaadista qoondada haweenka ee dhanka siyaasadda, ayaa bilowday dadaallo ku aaddan sidii haweenka ay uga mid noqon lahaayeen xubnaha la doorta ee golayaasha heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here