Jubbaland oo digniino Ka soo saartay roobka Gu’ga ee ka curtay dalka

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland ayaa Bulshada reer Jubaland uga digtay  waxyeelada roobabka Gu’ga oo ka curtay deegaanada Jubaland, kuwaas oo la saadaalinayo in ay fatahaad hor leh gaysan karaan Wasaarada ayaa ugu baaqday shacabka Jubaland in ay taxadaraan oo ay feejignadaan, si gaar ah shacabka ku nool deeganadi dhawaan fatahaadaha ay ka dhufteen, iyo goobaha biya mareenada ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here