Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowlad goboledka Jubbaland ayaa digniin u dirtay cid walba oo isku dayda inay si sharci daro ah u ugaarsadaan ugaadha kala duwan ee ku dhaqan dhulka kaaymaha ah ee Jubbaland ayadoona wasaaraddu ay sheegatay in mustaqbalka dhow ay diyaarinayso goobo muhiim ah oo lagu xanaaneeyo ugaarta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.