Jubbaland oo digniin ka soo saartay gaadiidka aan taarikada lahayn.

0
457

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaradda gaadiidka iyo Laanta ilaalada waddooyinka degmada Kismaayo ayaa iska kaashanaayo sidii ay Gadiidka dhex socda waddooyinka magaalada kismaayo ee dad-weynaha iyo kuwa ay wataan masuuliyiinta dowlada ay uwada xiran lahayeen sumadda gaariga ama taarikada oo ah tixraac muhiim ah.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here