Jubbaland oo Deeq Raashiin ah Gaarsiisay Dadka ay Abaaraha Saameeyeen

0
181

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ay  si siman u saameysay  Abaarta Ka jirto Guud ahaan wadanka  ayaa waxaa maalinbo maalinka kadanbeyso Deegaanada  Dhaca waqooyiga maagaalada  kismaayo soo Degaayo qoysas badan kuwaasi oo ay Abaarta Xoolihii  ka baabi;isay waxaana maanta Dowlad Goboleedka Jubaaland ay gaarsiisay Deeq Raashiin.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here