Jubbaland oo Dastuurka gaarsiineyso qeybaha Bulshada

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-31-Dec sanadkii tagay 2024 magaalada Kismaayo ayaa lagu soo bandhigay Dastuurka Jubbaland oo dib-u-eegista lagu sameeyay, iyadoona Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland usoo badhigtay Bahda Garyaqaanada Jubbaland.

Dastuurka waa qaanuunka ama heshiiska ugu sareeya ee xadida haykalada aasaasiga ah ee dawladi leedahay iyo nidaamka xukunka ee xeer u ah shacab ama bulsho nidaam wadaaga, aan soo koobe dastuurku waa qaanuunka wadamada ama dawladuhu ay ku maamulaan dadka kunool.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here