Jubbaland oo ballanqaadday in si hufan loo maareyn doono deeqaha danyarta

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootig iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay ilaalinta deeqaha la siiyo dadka danyarta ah, gaar ahaan qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan deegaanada maamulka Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here