Jubbaland o ka hadashay saameynta Isbedalka Cimilada ku yeelatay Bulshada

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaalufinta deeganka ama dhirta oo la jaro waxaay sababaan abaaro soo laalabata sido Kalana waa qayb ka mid waxyaabaha sababa isbadalka Cimilada .

Dhowrkii sano ee u danbaysay bulshada soomaaliyeed waxaa ay ladaala dhacayeen dhibaatooyinka ka dhashay isbadalka cimilada ku waas oo ay ka mid yihiin Abaaro iyo fatahaado marar badan oo ka duwan dalka ka dhacay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here