Jubba Ispecialist Hospital oo laga Daahfuray Magaalada Kismaayo.

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa laga daahfuray xarun caafimaad oo lagu magacaabo Jubba Ispecialist Hosbital kaas oo kamid noqonaayo Xarumaha Caafimaad ee ku yaalo Degmada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here