Jubaland oo Hirgelinayso Qorshayaal Cusub oo Lagu Xakameynayo Tahriibka Dhalinyarada

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo tahriibka uu weli yahay caqabad weyn oo saameyn ku leh dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool deegaanada Jubbaland,

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdiraxmaan Caamir ayaa ka hadlay qorshayaal cusub oo lagu xakameynayo tahriibka, isagoo xusay in dowladdu ay xoogga saarayo sidii dhalinyarada loogu abuuri lahaa fursado shaqo, tababaro xirfadeed, iyo taageero ciyaareed si loo yareeyo halista ay ugu dhici karaan safarrada khatarta badan ee sharci-darrada ah.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here