Jimciyatul Manhal oo Xaafada dhagax jibinta Kismaayo ka dhagax dhigtay Goobo Cibaado

0
28
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jimciyatul Manhal oo dhowrjeer oo hore Mashaariic hormarineed ka fulisay kismaayo ayaa maanta dhagax dhigtay Goobo Cibaado iyo Madaaris diinta lagu barto oo ay ka dhisayaan Xaafad aanan Masjid iyo Madaraso aanan lahayn oo ku cusub Kismaayo taasoo ku taala Aaga dhagax jibinta ee magaalada Kismaayo oo dad badan ay dagan yihiin.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here