Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qeylo dhaantaan xooggan ee ka soo yeereyso dadka ku nool Deeganada hoos yimaada degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay ka dhalatay kadib markii ay biyo la’aan xooggan soo food saartay dadka ku nool halkaasi,waxaana ay maamulka iyo dadka deegaanka ay sheegeen in loo baahan yahay loo gurmado bulshada ay biyo la’aanta heysato.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.