Jasiiradda Kooyaame oo kamid noqotay goobaha loogu dalxiiska badanyahay

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jasiiradda Kooyaame oo dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa u dalxiis taga dad aad u badan kuwaas oo intooda badan ka tagaan magaalada Kismaayo iyo dad ka yimaada Gobolada dalka si ay sawiro xasuus ugu soo galaan uguna dalxiis tagaan goobaha adka u bilicda qurxoon ee halkaas ku yaala.

Jaziirada Kooyaame ayaa ah deegaan xeebeed aad u qurxoon adna ugu wanagsan dalxiiska waxaana safarkeda inta badan lagu yimaada oo laga soo gala dhanka badda  iyadoo Doomo laga raaca xeebaha magaalada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here