Jamie Carragher Oo Shaaciyay Sababta Ayna Arsenal Ugu Guulaysan Doonin Premier League

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xiddiga kooxda Al-Nassr ee Cristiano Ronaldo ayaa sameeyay Tallaabo ka yaabisay adduunka kubada cagta.

Kooxda Al-Nassr ayaa ka qayb gashay champions League Aasiya iyaga oo la ciyaaray kooxda Persepolis kulan ka tirsanaa wareega Group-yada.

Al-Nassr ayaa loo dhigay rikoodhe intii ay socotay ciyaartu xilli ay kooxda Ronaldo ku ciyaaraysay 10 xiddig sabab la xidhiidhka kaadh cas oo loo taagay xiddig u ciyaara kooxda.

Laakiin Cristiano Ronaldo ayaa si la yaab leh garsooraha ciyaarta ugu sheegay in ayna ahayn rikoodhe isla markaas uuna kooxdiisa u dhigin rikoodhe.

Arintaas ayaa dhacday xilli ay kooxda Al-Nassr si baas ugu baahnayd guul si ay ugu gudbaan wareega xiga ee tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here