Jadwalka Doorashada Ururka Kubadda Cagta ee Jubbaland oo la soo saaray

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waayadii lasoo dhaafay waxaa magaalada Kismaayo si weyn looga dareemaayey diyaargarowga iyo abaabulka Doorashada Ururka Kubadda Cagta ee Jubbaland,
Kursiga Gudoomiyaha Ururka Kubadda Cagta ee Jubbaland ayaa waxaa ku tartami doono masuuliyiin horey xilal uga soo qabtay Ururka Kubadda Cagta ee Jubbaland, iyo ciyaartoy hore oo iyagana soonayo iney markaan jaanis loo siiyo hogaanka Ururka Kubadda Cagta ee Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here