Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo xaflad qalin jabin ah uqabatay arday baratay diblomada sare ee xirfada saxaafada ah.

0
195

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaflad qalin jabin ah ayaa loo qabtay arday soo dhameysatay heerka diblomada sare ee xirfada saxaafada ee Jaamacada Umada Soomaaliyeed, oo ka dhacday hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here