Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Jaamacadda ummaddda Soomaaliyeed ahna Gudoomiyaha Gudiga Imtixaanka soo galida Jaamacadda Dr Abdulaahi Sheekh Rashiid ayaa warbixiyey tirada ardayda sannadkaan laga qaadayo imtixaanka iyo goobaha ay ku galayaan isagoona arday Soomaaliyeed ku booriyey in ay muujiyaan dadaal dheeri ah.
Awke Ali Ali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.