Jaamacadda Umma faraceeda Galmudug oo Xaflad soo dhaweyn ah u qabatay Ardayda Cusub

0
5

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaflad lagu soo dhaweeyay Ardayda ku biirtay Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug ee sanad tacliimeedka 2024-2025 ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda ee Magaalada Caabudwaaq.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here