Jaamacadda Plasma Faraceeda Baladweyne oo tartan qori tuur ah u sameysay arday ka soo gudubtay heerka dugsiga sare

0
116

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Plasma farceeda magaalada Baladweyne ayaa qabatay tartan qori tuur ah kaas oo loo sameysay arday ka soo gudubtay heerka dugsiga sare ee Waxbarashada Iskuulada ku yaalo magaalada Baladweyn.

Tartanka ayaa ahaa mid furan waxaana goobta lagu qabtay ku sugnaa arday badan tijaabineysay Nasiibkooda ku aadan Minxo dhameystiran oo ay bixineyso Jaamacadda Plasma farceeda magaalada Baladweyne.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here