Jaamacadda Palasma faraceeda Guriceel oo munaasabad u qabatay Arday cusub

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabadan lagu sodhoweynayay ardeyda sanadkan kaqalin jibisay dusiga sare islamarkana  ku bireysa Jaamacadda Plasma ayaa lagu qabtay Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Munasabada ayaa waxa Kaqeeb galay Masuuliyiin katisrsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Walidiin ardeyda Mamulka Jamacada iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here