Jaamacadda Muqdisho oo Xafiis ka furatay magaalada Kismaayo

0
283

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga daahfuray Xafiiska Jamacadda Muqdsho ee waxbarshada sare
munasabaddaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay macalimiin,Ardey ,Xildhaanno,Wasiiro iyo qeybaha kale ee bulshada.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here