Jaamacadda Kismaayo oo soo gabagabeeysay Todobaadka dhaqanka Jaamacadda oo sannadkiiba mar la qabto

0
206

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose lagu soo gaba gabeeyay totobaadka dhaqanka oo ay  sanadkiiba  mar qabato  Jaamacada Kismaayo.

Todobaadka dhaqanka ee Jaamacadda Kismaayo ayaa intii uu socday lagu soo bandhigay noocyada kala duwan ee hidaha iyo dhaqanka Soomaalida.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here