Jaamacadda Kismaayo oo  qabatay Tartanka sanadleha ah ee Tododobaadka Hiddaha iyo Dhaqanka 

0
157

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay tartanka sanadlahja ee todobaadka hiddaaha iyo dhaqan oo  sanadwalib ay ku qabtaan  magaalada Kismaayo ,Munaasabada lagu dafurayay todabadka hidhaha iyo dhaqanka ayaa waxa ka soo qeyb-galay Ardey ,Wasiiro , Culumaa’u diin , Xildhibaano iyo Mas’uliinta  Jaamacadda Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here