Jaamacadda Kismaayo oo munaasabad qalin jabin ah uqabatay Dufcaddii 16-aad qalinjabisay Jaamacadaasi

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Kismaayo waa mid ka mid ah jaamacadaha ku yaalla magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada Hoose waana Jaamacadii ugu horeysay ee laga hirgaliyay magaalada Kismaayo, waxay maanta xaflad qalin jaibin ah uqabatay Dufcaddii 16-aad ee qalin jabisay Jaamacadaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here