Jaamacadda Kismaayo oo Afur wadareed u sameeysay qaar kamid ah bulshada magaalada Kismaayo

0
43
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Kismaayo ayaa af-fur wadareed u samaysay ku dhawaad 200 oo qof kuwaasi oo kamid ah, qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo.
Af-fur wadareedkan ayaa looga gol lahaa is arag guud oo bulsho, iyo in adeegyada waxbarasho ee Jaamacadda la daadajiyo, si ay dadka tacliinta daneeya uga faa’idaystaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here