Jaamacadda Jubba oo tababar u qabatay Ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare ee magaalada Kismaayo

0
313
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jamacadda Jubba ee magaalada kismaayo  oo kashaneysa Wasaaradda Caafimada Dowlad goboleedka Jubbland ayaa tababar ku sabsan caafimadka u qabtay qaar ka mid ah ardeyda dhigta Jaamacadaha iyo dugsiyada kale duwan ee magaalada Kismaayo.
Tabarkan ayaa waxaa diirada lagu saarayay sidii loo heli lahaa xirfadliyaal aqoon fiican u leh arrimaha Caafimadka oo bulshada  wacyigalisa,waxa uu tababarkan socondona muddo labo isbuuc ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here