Jaamacadda Jubba oo Maanta dib loo furtay kadib Fasax ay ku jireen ardaydu

0
306

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maanta waxaa dib loo furay Jaamacadda Jubba ee Magaalada Kismaayo oo u xireenad  sanad diraasiga  tasoo ay u faseexan  ardeyda inaye qataan fasax sanad dugsiyeed ee Jaamacadda.

Kulanka maanta Jaamacadda  Jubba ay u qabtay ardeyda ayaa waxaa loga hadlay  waxbaha looga bahan yahay qofka ardeyga ah iyo inuu  si rasmi ah   u bilaabamay  Cashirada fasalada Jaamacadda  Jubba waxayna macalimiinta ka soo qeyb kulankan ku dhiiri galiyeen ardeyda in ay ku dadalaan Waxbarshada.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inoga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here